Yaa ku tartamaya Doorashada Beri ka dhacaysa Dhuuso Mareeb ? (Daawo Sawirada)

Waxaa beri lagu wadaa in magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta Maamulka Galmudug lagu qabto doorashada Kursi ka banaan Aqal Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana kursigan loo tartamayo iska leh Beesha Murusade gaar ahaan jufada Habar Ceyno. Doorashada Kursigan ka banaan Aqalka Hoose oo horey isaga casilay Xildhibaankii ku fadhiyay waxaa ku tartamaya Genaraal Cabdulaahi … Continue reading Yaa ku tartamaya Doorashada Beri ka dhacaysa Dhuuso Mareeb ? (Daawo Sawirada)